Sidee ayaan lacag ugu sameyn karaa isticmaalka aalada aay ku xiriirto bulshada ee Somface.Com

Posted 4 months ago in People and Nations.

Ka samee lacag aad u badan isticmaalka somface.com

Sidee ayaan lacag ugu sameyn karaa isticmaalka aalada aay ku xiriirto bulshada ee Somface.Com

Si aad lacag uga sameyso isticmaalka somface.com <br />

1 - Waa inaa ku dhufataa magacaga ama sawirkaaga kadibna ku dhufo General Setting kadibna ka sii dooro My affiliate ama RIIX HALKAAN

2 - Qaado linkiga meesha aad ka heleysid waa link user-kaaga naadir u ah kusii share gareey goobaha kale ee bulshada ku xiriirto facebook, whatsapp, viber, qof kasto oo linkigaaga soo raaco iska diiwaan geliyo Somface.com waxaad heleysaa 0.10$ markii aay kuu badatana waad lasoo bixi kartaa lacagtaada

Xeerarka iyo xusuusinta isticmaalka linkigaan

Haddaba qof walbo oo kamid ah somface.com ayaa linkigaan heli karo, qof walbo oo u diro linkigaan ama soo tixraaco lifaaqiisa wuxuu helayaa 0.10$ calaa qof, waxa uu lacagtiisa lasoo bixi karaa marka aay u gaarto 50$ 

Halkee lacagta leygu soo dirayaa 

1- Waxaa lacagta ku codsan kartaa in lagugu soo diro xawaalada aad jeceshahay

2- Waxaad ku codsan kartaa in lagugu soo diro Paypal-kaaga

3- Waxaan kugu soo diri karnaa account-gaaga bankiga

Wixii suaalaad dheeri ah fadlan lasoo xiriir [email protected]

Mahadsanidiin

227 Views